Description
USB to RS-232
USB to RS-232 waa converter loo adeegsado in lagu xiro qalab duug ah ama industrial devices leh RS-232 port. Waxaa badanaa isticmaala technicians-ka, PLC programmers, ATM repair, router configuration iyo qalab communication ah. Converter-kan wuxuu ka dhigaa laptop casri ah inuu la xiriiro qalab industrial ah. Xawaaraha waa degdeg, signal-kuna waa xasilloon. Waxaa lagu sameeyay material adag si uu u adkeysto shaqo culus. Waa qalab lama huraan u ah technician kasta oo shaqo field ah.
