Fast delivery in 30 Minutes

Wireless Keyboard Kw901

$13

Description

Wireless Keyboard KW901

Keyboard-kan wireless-ka ah waa mid silent ah oo aan buuq sameyn. Waxay isticmaashaa battery muddo dheer socda. Keys-ku waa jilicsan yihiin oo ku habboon qoraal. Receiver-ka wireless-ka ah wuxuu leeyahay signal fogaan dheer gaaraya. Naqshadda keyboard-ku waa mid khafiif ah oo casri ah. Waxaa ku habboon xafiisyo, online classes iyo shaqo maalinle ah.

Customer Reviews