Fast delivery in 30 Minutes

Zkteco Attendance K14

$23

Description

ZKTeco Attendance K14

ZKTeco K14 waa attendance machine fudud laakiin aad u shaqo badan. Waxay isticmaashaa fingerprint xawaare sare leh. Waxaa ku jira battery gudaha ah oo ka shaqeeya marka korontadu go’do. Shaqaalaha waa si fudud loo diiwaan geliyaa, xogtana waa la soo dhoofiyaa marka la rabo. Waa attendance ku habboon meherado yaryar iyo ganacsiyo. Naqshad yar oo sahlan ayuu leeyahay, wuxuuna shaqeeyaa muddo dheer.

Customer Reviews