Description
Charger Microsoft
Charger-ka Microsoft waa charger original ah oo loogu talagalay Surface devices sida Surface Pro, Surface Go iyo Surface Laptop iyadoo ku xiran nooca. Waxaa laga sameeyey walxo tayo sare leh si uu u bixiyo koronto joogto ah oo ammaan ah. Charger-ku wuxuu leeyahay magnetic tip oo si fudud u xirma, uusan dhaawicin port-ka laptop-ka. Waxa uu bixiyaa watt-kii saxda ahaa ee laptop-ku u baahan yahay, sidaa darteed wuxuu ilaaliyaa battery-ga si uusan u xumaana. Cable-ku waa mid adkeysi leh oo aan si fudud u jabin. Waa charger ku habboon shaqo, safar iyo isticmaal maalinle ah. Microsoft original wuxuu kuu dammaanad qaadayaa isticmaal ammaan ah iyo cimri dheer.
