Description
Cutter Cable Crimping Sz-315
Qalabkan waa cutter iyo crimping tool loogu talagalay sameynta network cables-ka sida RJ45, RJ11 iyo RJ12. Waxaa lagu sameeyay bir adag oo cimri dheer ah. Gacankiisu waa mid aan simbiriirixan, taas oo kaa dhigaysa inaad si sahlan u shaqeyso. Waxaa ku habboon technicians-ka CCTV, network, iyo electrician-ka. Waxay goysaa cable-ka si nadiif ah oo aan jebin core-ka. Waa qalab lagama maarmaan u ah xirfadlayaasha.
