Description
ESET Antivirus Internet Security
ESET Internet Security waa software ilaaliya computer-kaaga kuna difaaca virus-yada, spyware-ka, ransomware-ka iyo khataraha online-ka ah. Waxa uu leeyahay engine aad u xoog badan oo si degdeg ah u ogaada khataraha cusub. Wuxuu ku ilaaliyaa browsing-kaaga si phishing ama websites khatar ah aysan kuu gelin. Program-ku waa fudud yahay, computer-ka kuma culeys badna, wuxuuna si joogto ah u socda isagoo background-ka ka shaqeynaya. Waxaa ku jira features badan sida firewall smart ah, parental control, anti-theft iyo webcam protection. Update-yadu waa automatic, adna waxba lagama rabo. Software-kan wuxuu ku habboon yahay shaqsiyaad iyo xafiisyo labadaba. ESET waa mid ka mid ah antivirus-yada ugu la isku halayn karo caalamka. Wuxuu kuu xaqiijiyaa amaanka xogtaada maalinkasta.
Â
