Description
Adapter 12V
Adapter 12V waa charger ama power supply lagu isticmaalo qalab badan sida cameras, routers, LED lights, iyo qalabka electronics-ka kale. Waxaa lagu sameeyay output deggan si uusan qalabkaaga u dhibin. Adkeysi sare ayuu leeyahay, wuxuuna shaqeeyaa saacadaha oo dhan adigoon ka cabsan digniin koronto. Adapter-kan waa mid fudud, aamusnaan ah, isla markaana bixiya voltage sax ah oo qalabku u baahan yahay. Waxaa ku habboon ganacsiyada CCTV iyo guryaha isticmaala devices badan.
