Fast delivery in 30 Minutes

Bag Laptop Monza

$41

Description

Bag Laptop Monza

Bag Monza waa shandad laptop oo loo sameeyay dadka doonaya muuqaal casri ah iyo ilaalin heer sare ah. Gudaha waxaa ku jira sponge ilaalin adag leh si laptop-ka uusan u jabin xitaa haddii uu si khaldan u dhaco. Waxay leedahay jeebab badan oo aad ku kaydin karto qalab sida power bank, usb, documents iyo accessories kale. Dhabarka waxaa ka sameysan mesh hawo u oggolaanaya in uusan kululaatin marka aad waddo. Suunka gacanta lagu qaato waa mid jilicsan oo raaxo leh. Shandaddani waxay ku habboon tahay shaqaalaha xafiisyada, ardayda iyo dadka safarka badan. Naqshadda bannaanka waa mid nadiif ah oo professional ah. Waxay ku habboon tahay laptop-yada 14-15 inch. Shandadani waa isku darka raaxo, adkeysi iyo qurux.

Customer Reviews