Description
Apple AirPods – Tayo Sare & Cod Cad oo Bananka Ka Maqleynin
Apple AirPods-kan wuxuu bixiyaa cod nadiif ah, volume sare, iyo bass wanaagsan, taasoo ka dhigaysa muusiga, podcasts, iyo calls mid raaxo leh. Waxaa lagu sameeyay walxo tayo sare leh, si uu u noqdo mid adkeysi leh oo cimri dheer.
Design-ka ergonomic ah wuxuu hubiyaa raaxo marka la xirto, xitaa haddii aad saacado isticmaasho. Waxay leedahay noise isolation si codka bananka uusan ku faragelin, adigoo helaya maqal buuxa oo cad.
✔ High-Quality Sound & Clear Audio
✔ Noise Isolation – Codka Bananka Ma Qabsan
✔ Strong & Balanced Bass
✔ Ergonomic & Comfortable Design
✔ Durable & Long-Lasting
✔ Perfect for Music, Calls, Gaming & Daily Use
