Description
Photo Box-kan waa sanduuq iftiin leh oo loogu talagalay product photography professional ah.
Waxaa ku jira LED lights tayo sare leh oo si siman u iftiimiya sawirka, samaynayana sawir nadiif ah oo ganacsi u diyaarsan.
Waxa uu leeyahay backgrounds kala duwan, design la isku laabi karo, oo aad si fudud ugu qaadan karto meel kasta.
Ku habboon ganacsatada online-ka ah, content creators, photographers, iyo cid kasta oo raba sawir tayo sare leh oo alaabtooda ah.
Waa qalab wax soo saar kor u qaada isla markaana ku siinaya muuqaal professional ah.
