Description
RAF Multifunctional Hot Electric Cooking Pot Machine Pan Frying Pot
Qalabkan waa nooc casri ah oo aad ku karin karto kuuska, baastada, bariiska, ukunta, suugada, iyo xitaa qudaar shiidan. Waxaa lagu dhisay heerkul degdeg u kululaanaya oo u siman cunto kasta, si aysan u gubin ama u qallalin. Gudaha waxaa ka samaysan plate anti-stick ah oo aan cuntada ku dheg-dhegin, taas oo nadiifinta ka dhigaysa mid fudud. Waxay leedahay hal god oo awood sare leh isla markaana degdeg ku diyaariya cunto kasta. Waxaa ku habboon dadka safarka ah, ardayda, guryaha yaryar, iyo xafiisyada. Waxaa lagu heli karaa cunto aad u dhadhan fiican oo waqtigeeda lagu diyaariyay. Qalabkan wuxuu badbaadinayaa koronto iyo waqti, waxa uuna leeyahay nidaam ammaan ah oo si otomaatig ah u istaagaya marka uu kulku xad dhaafo.
