Fast delivery in 30 Minutes

COOKER HAL GODLE AH KOLORONTA AH CAD

$12

Description

COOKER HAL GODLE AH COLORONTA AH CAD

Cooker-kan waa mid koronto ku shaqeeya, isla markaana leh hal god oo degdeg ku karkariyo cuntooyinka yar-yar ama kuwa degdeg loo sameeyo. Waxaad ku karinkartaa bariis, ukunta, baasto, maraq, iyo cuntooyinka kale ee fudud. Waxaa ku jira nidaam badbaado leh oo ka hortaga in uu gubo ama qarxo markii korontadu isbeddesho. Dusha sare waa mid adag oo aan kulaylka ka baqin, sidoo kale waxaa ka sameysan anti-stick. Aad uma qeyliyo marka uu shaqeynayo, waxaana si fudud loogu gadan karaa xafiis ama guri. Qalabka waxaa lagu sameeyay design nadiif ah oo aad ugu habboon jikada casriga ah. Waxaa uu leeyahay awood degdeg wax u karinaysa, taasoo ka dhigaysa mid ku habboon arday, shaqaale ama dadka safarka maalin kasta sameeya.

Customer Reviews