Fast delivery in 30 Minutes

QALAB CASRI AH OO AAD KU SAMEYSAN KARTID SANDWICH

$33

Description

QALAB CASRI AH OO AAD KU SAMEYSAN KARTO SANDWICH

Qalabkan waxa uu kuu sameyn karaa sandwich jilicsan, kulul oo dhadhan fiican leh waqti gaaban gudaheed. Waxaa lagu sameeyay plates anti-stick ah oo ka hortaga in rootigu ku dhego. Waxa uu leeyahay cadaadis siman oo sandwich-ka u cadaadiya si uu u noqdo mid si fiican isku haya. Waxa kale oo ku jira system uu rootiga dhinaca ka kululeeyo si uusan u dhaxin. Waxaa ku habboon shaqaalaha, ardayda, ama dadka aan waqti badan u hayn karin cunto karinta. Design-kiisa waa mid yar oo boos yar kaga qaata jikada. Waxaa lagu nadiifin karaa hal jeer masaxid fudud ah. Waxaad ku samayn kartaa sandwich cheese, chicken, jam, cream, ama wax kasta oo aad rabto. Waa qalab ka mid ah kuwa nolosha fududeeya.

Customer Reviews

0 reviews
0
0
0
0
0

There are no reviews yet.

Be the first to review “QALAB CASRI AH OO AAD KU SAMEYSAN KARTID SANDWICH”

Your email address will not be published. Required fields are marked *