Fast delivery in 30 Minutes

SUUNKA CALOSHA GACMAHA BOODYAHA LAGU YAREYO

$5

Description

SUUNKA CALOSHA GACMAHA BOODYAHA LAGU YAREYO
Suunkaan waxaa loo sameeyey istcmaal badan oo kobciya yareynta caloosha, gacmaha, iyo bowdyaha. Wuxuu leeyahay qaab jilicsan oo cadaadis siman ku saaraya jirka. Waxaa uu ku habboon yahay dadka doonaya in jirka qaab u sameeyo iyadoo aan jimicsi badan loo baahnayn. Waxaa lagu xidhan kartaa dhar hoostiisa adigoo aan cidna arki karin. Waxay siisa jirka kuleyl dabiici ah oo guba dufanka. Xataa marka aad fadhiisan tahay ayuu shaqeynayaa. Walxaha laga sameeyey waa kuwo adkeysi leh oo aan si fudud ku dhaawacmin. Waxa uu ku habboon yahay xilliyada jimicsiga, socodka, shaqada, ama guriga.

Customer Reviews

0 reviews
0
0
0
0
0

There are no reviews yet.

Be the first to review “SUUNKA CALOSHA GACMAHA BOODYAHA LAGU YAREYO”

Your email address will not be published. Required fields are marked *