Description
GEEPAS COFFEE MACHINE P30
Geepas P30 waa mashiin loogu talagalay in uu kuu sameeyo coffee tayo leh oo degdeg ah. Waxaa leh shaqo otomaatig ah oo aad ku shubto, kadibna si toos ah kuugu diyaarinayo coffee isku dheelitiran. Waxaa laga sameeyey qalab casri ah oo aan koronto badan qaadan. Waxay leedahay filter dib loo isticmaali karo, taas oo ka dhigaysa mid dhaqaale ahaan fiican. Waxaa ku habboon restaurant-yada, guriga, iyo xafiisyada. Waxa uu sameyn karaa coffee joogto ah adigoon sugin waqti dheer. Dhadhanka uu sameeyo waa mid u dhow midka kafateeriyada.
Customer Reviews
Rated 0 out of 5
0 reviews
Rated 5 out of 5
0
Rated 4 out of 5
0
Rated 3 out of 5
0
Rated 2 out of 5
0
Rated 1 out of 5
0
Be the first to review “GEEPAS COFFEE MACHINE P30” Cancel reply

Reviews
Clear filtersThere are no reviews yet.