Fast delivery in 30 Minutes

Iced Coffee Cup – 850ml Large Capacity Water Bottle

$7

Description

Iced Coffee Cup – 850ml Large Capacity Water Bottle
Kuun ku habboon dadka jecel cold coffee, smoothies, ama cabitaanno qabow oo badan. Mugga weyn ee 850ml wuxuu kuu ogolaanayaa inaad qaadato cabitaan buuxa oo adiga ku filan. Waxaa leh dabool adag oo aan daadan, taasoo safe ka dhigaysa marka aad ku rideyso bac, boorso, ama baabuur. Waxay leedahay design casri ah oo fudud la qaadan karo. Waxaa ka dhisan walxo aan ur iyo dhadhan badalin cabitaanka. Waxaa ku habboon maalin kasta, gaar ahaan xilliga kulaylaha. Waxaa loo sameeyey qofka jecel inuu safar ku jiro ama shaqo ku jiro.

Customer Reviews

0 reviews
0
0
0
0
0

There are no reviews yet.

Be the first to review “Iced Coffee Cup – 850ml Large Capacity Water Bottle”

Your email address will not be published. Required fields are marked *