Fast delivery in 30 Minutes

EARPHONE MAQAL FICAN

$1

Description

Earphone Maqal Fiican – Clear Audio & Smooth Bass
Waxaad helaysaa earphone codkiisu fiican yahay, nadiif ah, oo aan buuq lahayn. Bass-ku waa deggan, mic-kuna wuxuu qabtaa codkaaga si cad oo xasiloon.
Waxaa loo sameeyay si ay dhagta ugu fariisato si raaxo leh, adigoon dareemin culays ama xanaaq.

✔ Cod Cad & Maqal Fiican
✔ Bass Soft & Quality leh
✔ Mic HD ah – Calls nadiif ah
✔ Comfortable Design
✔ Ku habboon music, videos, iyo online calls

Customer Reviews

0 reviews
0
0
0
0
0

There are no reviews yet.

Be the first to review “EARPHONE MAQAL FICAN”

Your email address will not be published. Required fields are marked *