Fast delivery in 30 Minutes

EARPHONE MAQAL SARE LEH

$2

Description

Earphone – Maqal Sare Leh & Cod Nadiif Ah
Earphone-kan wuxuu bixiyaa volume sare, clarity cad, iyo bass qoto dheer si aad u hesho khibrad maqal oo ka fiican kuwa caadiga. Mic-ka HD-ga ah wuxuu kuu hubiyaa in calls-kaagu noqdaan kuwo cad oo buuq la’aan ah.
Waa mid fudud, raaxo leh oo aan ku daalin xitaa haddii aad saacado isticmaaleyso.

✔ Maqal Sare (High Volume Output)
✔ Sound Clear oo aan qalloocin
✔ Bass Strong & Deep
✔ HD Microphone – Calls nadiif ah
✔ Ku habboon Music, TikTok, Gaming, Online Classes

Customer Reviews

0 reviews
0
0
0
0
0

There are no reviews yet.

Be the first to review “EARPHONE MAQAL SARE LEH”

Your email address will not be published. Required fields are marked *