Fast delivery in 30 Minutes
SAMEECAD MAQAL XOOGAN BSASE LEH
$12
Description
This powerful bass speaker waa mid loogu talagalay dadka jecel inay maqlaan cod buuxa iyo gariir leh. Bass-ka hoose ee xoogga badan wuxuu kuu abuuraa dareen live music oo dhab ah. Waxay leedahay Bluetooth, USB, TF card iyo FM Radio, taas oo ka dhigaysa mid badan shaqo. Codku waa cad marka uu hooseeyo iyo marka uu sarreeyo. Naqshad adag oo qaadasho fudud leh ayaa ka dhigaysa mid ku habboon isticmaal kasta. Waxay ku shaqeysaa battery weyn oo saacado badan socon kara. Waxaa ku habboon aroosyada, xafladaha, dabaaldegyada iyo isticmaalka guriga. Qalabkan waa mid lagu kalsoonaan karo oo tayo sare leh. Waxaa ku jira badhamo control ah oo kuu oggolaanaya inaad bass-ka iyo treble-ka hagaajiso. Waxaa sidoo kale rakiban nalal iftiin qurux badan abuura marka la shido. Waa speaker leh awood iyo muuqaal isku jira oo aad u qiimo badan.
Reviews
Clear filtersThere are no reviews yet.