Description
Dharkan waxaa loogu talagalay dadka doonaya inay kordhiyaan dhididka inta lagu jiro jimicsiga, taas oo ka caawisa jarista baruurta jidhka, gaar ahaan caloosha, dhexda, bowdooyinka, iyo dhabarka hoose.
Waxaa laga sameeyay sauna-effect fabric, kaas oo siinaya kulayl gudaha ah marka uu jidhku dhaqaaqayo. Saamayntiisu waa degdeg, gaar ahaan haddii si joogto ah loo xirto.
Waxa uu kuu sameynayo:
Waxay kordhisaa dhididka 3x marka la barbar dhigo dhar caadi ah
Waxay gubtaa baruurta culus, gaar ahaan lower belly fat iyo flank sides
Waxay dedejisaa slimming-ka jidhka haddii aad isku darto jimicsiga + cabitaanka biyo badan
Waxay hagaajisaa blood circulation taas oo kaa caawisa inaad hesho tamar sare
Waxay sameyneysaa sauna effect gudaha jirka, taas oo kuu kordhinaysa metabolism-ka
Qalab aad u adkeysi badan, oo aan ka bixin ur dhidid
Ku habboon dadka raba:
Inay si degdeg ah u dhumiyaan caloosha
Inay helaan abdomen nadiif ah
Inay gym-ka sameeyaan tababar waxtar leh
Inay yareeyaan baruuraha jilicsan
Dharka baruurta lagu jaro waa doorashada ugu fiican qofka raba natiijo muuqata muddo gaaban.

Reviews
Clear filtersThere are no reviews yet.