Fast delivery in 30 Minutes

TDOO Electric Pressure Cooker

$38

Description

TDOO Electric Pressure Cooker

Electric Pressure Cooker-kan TDOO waa cunto-kariye awood sare leh oo kuu fududeynaya inaad si degdeg ah u kariso hilib, bariis, baasto, fuul, digir iyo cuntooyin kale oo badan. Waxay leedahay nidaam amni badan iyo multifunction cooking modes oo kuu oggolaanaya inaad wax walba karin karto adigoon waqti badan gelin.

Faa’iidooyinka:

Waqti badbaadin – karinta degdeg ah.

Heerkul joogto ah oo si caqli badan u shaqeeya.

Badhamo sahlan oo qof walba isticmaali karo.

Waxaa ku jira pressure safety valve oo ka hortagta qarax.

Weel gudaha ah oo aan ku dhegin.

Ku habboon: Qoysaska, xafiisyada yaryar, iyo dadka rabta karinta degdegga ah.

Customer Reviews

0 reviews
0
0
0
0
0

There are no reviews yet.

Be the first to review “TDOO Electric Pressure Cooker”

Your email address will not be published. Required fields are marked *