Description
2 DAQIIQO KU SAMEYSO COFFEE-GA ADIGOO ISTICMAALAYA MASHIINKA COFFEE-GA CASRIGA AH
Kani waa mashiinka ugu degdegsan ee lagu sameeyo coffee waqti aad u yar gudaheed. Waxay kuu diyaarin kartaa koob coffee ah iyadoo aanan kaaga baahnayn waqti dheer iyo sugitaan. Naqshaddiisu waa mid casri ah, fudud oo aan meel badan ka qaadan. Waxaa ku yaal nidaam heerkul cabbira si coffee-ga uu u ahaado mid dhadhan fiican leh isla markaana aan ka badbadin kuleylka. Filter-ka ku jiraa waa mid wanaagsan oo aan ka tagin bur ama wasakh. Mashiinkani waxa uu ku habboon yahay xafiiska, guriga, iyo xataa hostel-kaiaga. Waxa uu leeyahay badhan kaliya aad riixeyso kadibna waxa uu si toos ah u shaqeynayaa. Dhadhanka coffee-ga waxa uu noqonayaa mid caraf badan oo xooggan maadaama cadaadis ku filan lagu shubayo. Mashiinka waxa lagu qalabeeyay anti-overflow system si aanu coffee-gu kaaga daadan. Fududahay in la nadiifiyo, waana mashiin raaxo ku daraya noloshaada.

Reviews
Clear filtersThere are no reviews yet.