Fast delivery in 30 Minutes

5DAQIIQO KU KARSO CUNTADADA COOKER CASRI AH

$17

Description

5DAQIIQO KU KARSO CUNTADADA COOKER CASRI AH

Cooker-kan wuxuu cuntooyinka ka dhigayaa kuwo si degdeg ah u diyaarma, gaar ahaan marka aad waqti yar heysato. Waxaad ku karin kartaa maraq, bariis, hilib, iyo khudraad waqti aan dhaafsiisneyn shan daqiiqo oo uu ku hubinayo kul si siman u dhaca. Waxaa lagu sameeyay heerkul joogto ah oo la xakameyn karo, taasoo ka dhigaysa mid aad u badbaado badan. Gudaha waxaa ku yaal plate adag oo cunto kasta u siman ku kululeeya. Markuu dhamoonaayo waxa uu leeyahay auto-stop taasoo cunto ka badbaadisa inay gubato. Waxaa loogu talagalay in lagu isticmaalo guri, xafiis, dugsi ama meelaha shaqada. Awooddiisa koronto waa yar tahay sidaa darted badanaa ma kordhiso kharashaadka korontada. Quruxdiisa waa casri oo jikada ka dhigaysa mid ka bilicsan.

Customer Reviews