Description
Set-kan wuxuu ka kooban yahay 2 microphones wireless ah, taas oo u sahlaysa laba qof inay si siman u duubaan codka.
Case-ka lagu dallaco ayaa u shaqeeya sidii power bank, si mar kasta ay diyaar u ahaadaan.
Ku habboon interviews, podcasts, online teaching, vlogging, iyo muuqaalada labo qof.
Cod aad u nadiif ah, filtration advanced ah, masaafo wireless oo fog, iyo adkeysi wanaagsan.
Waa mid lagu kalsoonaan karo oo loo isticmaali karo shaqooyin xirfad sare leh.
