Fast delivery in 30 Minutes

BCAA AMINO

$30

Description

BCAA AMINO – Sharaxaad Dheer (Recovery + Hydration + Muscle Repair)

BCAA (Branched Chain Amino Acids) waa amino acids-ka uu murqaha u baahan yahay si ay u soo kabtaan, u koraan, una qaataan xoog dheeri ah. Waa isku-dar ka kooban:

Leucine 2.5g – sameynta murqo cusub

Isoleucine 1.25g – tamar bixiya

Valine 1.25g – recovery degdeg ah

Intaas waxaa dheer waxaa ku jira electrolytes iyo glutamine oo caawiya:

Faa’iidooyinka:

Ka hortagga murqaha jabka inta lagu jiro workout

Soo kabasho degdeg ah tababarka ka dib

Yareynta xanuunka murqaha (DOMS)

Jimicsiga oo noqda mid waqti dheer socon kara

Hydration joogto ah maalinta oo dhan

Ku habboon:

Dadka sameeya weight training

Dadka u baahan soo kabasho dhakhso ah

Qofka sameeya 2 tababar maalintii

Rag & Dumar

Sida loo isticmaalo:

Inta aad ku jirto jimicsiga (intra-workout)

Ama maalintii 1–2 jeer haddii loo baahdo recovery badan

Customer Reviews

0 reviews
0
0
0
0
0

There are no reviews yet.

Be the first to review “BCAA AMINO”

Your email address will not be published. Required fields are marked *