Description
Coaxial Cable Forever
Coaxial Cable Forever waa cable loo isticmaalo cameras-ka analog-ga iyo Dish antennas. Waxay gudbisaa signal nadiif ah oo fogaan dheer gaari kara. Waxaa lagusoo sameeyay copper tayo sare leh oo aan lumin signal-ka. Waxa uu u adkeysan karaa roob, qorrax, iyo kulayl. Waxaa ku habboon CCTV-ga guryaha iyo ganacsiyada.
