Description
COFFEE KU SAMEYSO 2-DAQIIQO GUDAHOOD WALIBA ADIGOO ISTICMAALAYA MASHIINKA CASRIGA AH
Mashiinkan waa kii hore ka casrisan wuxuuna kuu diyaarinayaa coffee dhadhan sare leh wax ka yar 2-daqiiqo. Waxaa lagu qalabeeyay cadaadis sare oo soo saaraya foam jilicsan oo coffee-ga ka dhigaya mid restaurant level ah. Waxa uu leeyahay kuleeliyaha degdega oo gaaraya heerkul ku habboon dhadhanka coffee-ga. Dhalo iyo filter-ku waa kuwo laga sameeyay steel nadiif ah oo aan midab beddelin. Waxa uu leeyahay qayb lagu kululeeyo koobka si coffee-gu uusan u qaboojin degdeg ah. Waxaa ku jira furayaasha degdeg u shaqeeya oo si fudud loo isticmaalo. Waqti kasta oo aad rabto coffee, hal badhan waxaad ku heli kartaa dhadhan hagaagsan, saafi ah, ur dhexdhexaad ah. Waa qalab joogto ku noqon kara jikada.
Customer Reviews
Rated 0 out of 5
0 reviews
Rated 5 out of 5
0
Rated 4 out of 5
0
Rated 3 out of 5
0
Rated 2 out of 5
0
Rated 1 out of 5
0
Be the first to review “COFFEE KU SAMEYSO 2DAQIIQO GUDAHOOD WALIBA ADIGO ISTICMALAYO MASHIINKA CASRIGA AH” Cancel reply

Reviews
Clear filtersThere are no reviews yet.