Description
Dell All in One 7440 i5 6th 8/512
Dell 7440 waa all-in-one adag oo ku shaqeeya i5 6th Gen. Waxay leedahay 8GB RAM iyo 512GB SSD oo siinaya boot degdeg ah iyo xawaare sare. Shaashadda waa mid muuqaal fiican leh oo ku habboon shaqo xafiis iyo online meetings. Naqshad adag oo Dell u gaar ah ayuu leeyahay, wuxuuna shaqeeyaa si deggan oo aamusan. Qalabkani waa doorasho fiican haddii aad rabto kombuyuutar joogto ah oo shaqadiisa ku fiican.
