Fast delivery in 30 Minutes

DHERI KORONTA KU SHAQEYA LEHNA BAAXAD IYO TAYO SARE

$22

Description

DHERI KORONTA KU SHAQEYA LEHNA BAAXAD IYO TAYO SARE

Dherigan koronto ku shaqeeya waa mid loogu talagalay karinta cuntooyin kala duwan sida maraq, bariis, khudrad, iyo suugo. Baaxaddiisa ayaa weyn taasoo kuu sahlaysa inaad cunto u karin karto qoys dhan hal mar. Gudaha waxaa ka dhisan anti-stick, siaysan cuntadu ugu dhegin xilliga karinta. Korontada uu isticmaalayo waa mid badbaado leh oo xasilan, xataa haddii ay isbeddesho. Waxaa lagu qalabeeyay dabool adag oo aan kulaylka ka baqin. Design-kiisa waa mid casri ah oo ku habboon jikada casriga ah. Waxaa lagu qaadan karaa safar, waxaana ku habboon ardayda ama dadka ku nool meel gooni ah. Waxay leedahay awood degdeg wax u diyaarineysa iyadoo aan kharash badan ku tuurin bisha korontada.

Customer Reviews