Fast delivery in 30 Minutes

Display Port to HDMI

$33

Description

Display Port to HDMI

Kani waa cable kuu ogolaanaya inaad DisplayPort-ka PC-gaaga ugu beddesho HDMI si aad ugu xirto TV, projector ama monitor kale. Waxay gudbisaa muuqaal HD ah oo nadiif ah. Waa cable tayadiisu sareyso oo u adkeysan kara shaqo badan. Waxaa ku habboon gaming, presentations, ama shaqooyin design ah. Waxay taageertaa cod iyo muuqaal isku mar gudba. Plug and play ah ayuu yahay.

Customer Reviews