Description
DJI Osmo Mobile SE — Xog Kooban
Stabilization: 3-axis (yaw, roll, tilt)
Cabbirka & Miisaanka:
Marka la furo: 262.5 × 119.5 × 104 mm
Marka la laabo: 167 × 108.5 × 46.5 mm
Miisaanka: qiyaastii 352 g
Telefoonka Taageeraya: 170 – 290 g, ballac 67 – 84 mm, dhumuc 6.9 – 10 mm
Battery:
Nooca: Li-ion 18650
Awood: 2600 mAh
Wakhtiga shaqeynta: ku dhawaad 8 saacadood
Waqtiga dallacaadda: qiyaastii 2 saacadood 12 daqiiqo
Xiriir Wireless / Kontroolka: Bluetooth 5.1
Gimbal Range (xaglo rogroon):
Pan (Yaw): -161.2° ilaa +171.9°
Roll: -136.7° ilaa +198°
Tilt: -106.5° ilaa +235.5°
Xawaaraha Gacanta: ilaa 120°/s
Muuqaal Dheeraad Ah:
ActiveTrack (La socodka mowduuca)
Quick Roll (is-beddel toos ah horizontal/vertical)
Hababka duubista: Panorama, Timelapse, Hyperlapse, Story Mode
App: DJI Mimo (maamul muuqaalada iyo moodeelada)
Faa’iidooyinka:
Naqshad laablaaban, fudud in la qaado
Stabilization xoog leh, ku habboon vlog, safar, iyo duubista hal abuurka leh
Battery ku filan oo 8 saacadood ah
Xiriir bilaa-dhib, app smart ah oo fududeysa duubista
Qodobbada Laga Fikirayo:
Battery-ga wuu dhammaan karaa haddii la isticmaalo waqti dheer
Haddii telefoonka uu culus yahay dhinaca gimbal-ka, waxaa loo baahan karaa dheellitirnaan
Ma dalaci karo telefoonka gimbal-ka dhexdiisa
