Description
FEERO CAASRI AH WIRELESS KU SHAQEYSO
Feeradan casriga ah waxay kuu sahlaysaa inaad si degdeg ah ku kululeyso ama ku diyaarsato cuntooyinka fudud, adigoon koronto toos ah u baahnayn. Waxay ku shaqeysaa batari tayo sare leh oo muddo dheer ku sii shaqeynaya, taasoo ka dhigaysa mid safar, xafiis, ama guri walba ku habboon. Gudaha waxaa ka samaysan anti-stick oo keenaya in cuntadu uusan ku dhegin, isla markaana aan u baahnayn nadiifin badan. Waxay leedahay heer kul oo joogto ah oo si siman cuntada u kululeeya. Feeradan waxaa lagu qaadi karaa boorsada yar ama carabka jikada oo boos yar qaata. Design-keedu waa qurux badan, casri ah, isla markaana fudud in la isticmaalo. Waxaa ku jira badhan fudud oo loo shido iyo mid kale oo loo damiyo. Ammaan ahaanteeda ayaa sareysa sababtoo ah waxaa ku jira system-ka dabka ka joojiya marka kulku bato.
