Fast delivery in 30 Minutes

HARD CORE WHEY CHOCOLATE 1.8KG

$80

Description

HARDCORE WHEY CHOCOLATE 1.8KG – Sharaxaad Dheer

Hardcore Whey Protein waa whey blend xoogan oo isku jira whey concentrate, whey isolate iyo amino acids badan oo lagu saleeyay dhisidda murqo xoog leh, tamar badan iyo recovery degdeg ah.
Dhadhankiisa chocolate-ka ah waa mid aad u macaan oo si fudud u qasma.

Faa’iidooyinka

Dhisid murqo cufan & xoog leh.

Amino acids buuxa oo muscle repair ah.

Waxay kordhisaa tamarta tababarka.

Waxay hoos u dhigtaa murqo jabista (catabolism).

Ku fiican novice & advanced gym users labadaba.

Isticmaalka

Hal scoop tababarka kadib ama quraacda.

Customer Reviews

0 reviews
0
0
0
0
0

There are no reviews yet.

Be the first to review “HARD CORE WHEY CHOCOLATE 1.8KG”

Your email address will not be published. Required fields are marked *