Fast delivery in 30 Minutes

Hard Disk Toshiba 500GB

$25

Description

Hard Disk Toshiba 500GB

Hard Disk-ka Toshiba 500GB waa mid raqiis ah laakiin aad u waxtar badan, wuxuuna ku habboon yahay PC-yada shaqada fudud, CCTV-ga yar, iyo kaydinta xogta maalinlaha ah. Waxaa lagu yaqaanaa cimri dheer iyo xasilooni shaqo, taasoo ka dhigaysa mid lagu kalsoonaan karo muddo badan. Xogta ayaa si degdeg ah loogu qori karaa oo loo akhriyi karaa. Waxaa ku habboon isticmaalka shaqo iyo kaydka files-ka sida documents, videos, software-yada yaryar iyo xogta CCTV-ga oo aan badanayn. Waa qalab aamusan marka uu shaqeynayo. Ku rakibidda desktop ama CCTV recorder waa mid degdeg ah. Wuxuu leeyahay performance wanaagsan marka la eego qiimaha uu ku jiro. Waxaa loo sameeyay in uu shaqeeyo muddo dheer isagoo aan lumin xogta. Haddii aad rabto hard disk shaqo fiican leh oo budget friendly ah, Toshiba 500GB waa doorasho fiican.

Customer Reviews