Description
HONOR X9C waa smartphone casri ah oo leh design qurux badan, shaashad AMOLED ah oo aad u cad, iyo performance degdeg ah. Waxay leedahay 12GB RAM iyo 256GB storage, taas oo kuu oggolaanaysa inaad si rahat ah u kaydiso apps, videos iyo sawirro badan adigoon cabsi qabin in memory-gu buuxsamo.
Battery-giisa weyn ee 6600mAh wuxuu ku siinayaa isticmaal dheer maalintii oo dhan, waxaana ku jira fast charging, si aad si degdeg ah ugu soo ceshato. Camera-ga dambe ee 108MP wuxuu bixiyaa sawirro nadiif ah, halka selfie-ga 16MP uu ku habboon yahay social media iyo video calls.
Telefoonkan waa mid adkeysi leh, raaxo u leh isticmaalka, isla markaana ku habboon qofkii raba smartphone tayo sare leh oo qiime macquul ah leh.
