Description
HP System 15 800 G3 15 8/256 6th MINI
HP 800 G3 Mini waa PC yar oo awood badan. Inkastoo uu yar yahay haddana performance-giisa waa mid sare. Waxay leedahay 8GB RAM iyo 256GB SSD. Processor i5 6th Gen ayaa ka dhigaya mid degdeg ah. Waxaa loo isticmaali karaa xafiisyo yaryar, POS systems, ama meel kasta oo boosku yar yahay. Qalabkani waa aamusan yahay, kulayl badanna ma dhaliyo.
