Description
HP Wired Keyboard K1600
K1600 waa keyboard HP ah oo wire leh oo loogu talagalay xafiisyada iyo isticmaal culus. Keys-ku waa xooggan yihiin oo aan si fudud u jabin. Waxa uu leeyahay design rasmi ah oo nadiif ah. Wire-ku waa dheer yahay oo ku siinaya dabacsanaan.
