Description
iMac 2017 All in One i5 7th 8/1TB 21.5 inch
iMac 2017 waa iMac tayo sare leh oo leh shaashad 21.5 inch oo muuqaal nadiif ah bixisa. Processor i5 7th Gen wuxuu si fudud u qabtaa shaqooyinka maalinlaha iyo graphic-yada fudud. 8GB RAM iyo 1TB storage ayaa ka dhigaya mid ku filan shaqo xafiiseed. Naqshad adag iyo aamusan ayuu leeyahay, wuxuuna ku fiican yahay arday, macalimiin iyo shaqaale xafiis.
