Description
iPhone 16 256 GB — Xog Muhiim Ah
Kaydinta (Storage): 256 GB
Processor: Apple A18
Shaashadda: 6.1 inji Super Retina XDR OLED
Qaraarka: 2532 × 1170 pixels
Jidhka: Aluminum + biyo-celin IP68
Batari: Qiyaastii 4005 mAh
Charging: USB‑C + MagSafe / Qi wireless
Camera Dambe: 48 MP + 12 MP
Camera Hore: 12 MP
RAM: 8 GB
Xiriir: Bluetooth, NFC, GPS
Nidaamka Hawl-galka: iOS 18
Faa’iidooyinka:
Kayd weyn (256 GB) oo ku filan sawirro, fiidiyow, iyo apps
Shaashad OLED oo muuqaal nadiif ah leh
Apple A18 oo waxqabad fiican leh
Ammaan biyo-celin IP68
Qodobbada Laga Fikirayo:
Qiimo sare
Suurtagal in batari-gu gaabo marka la isticmaalo hawlo culus
