Fast delivery in 30 Minutes

KULEELEYE DURBA KU KUULENAYO CUNTADA WALIBA TAYO LEH

$63

Description

KULEELEYE DURBA KU KULULEYNAYA CUNTADA WALIBA TAYO LEH

Kani waa kuleeleye tayadiisu sareyso isla markaana aad wax ku kululayn karto xawaare sare. Waxaa loo adeegsan karaa maraq, bariis, baasto, ama cuntooyinka hore loo diyaariyay. Waxa uu leeyahay heatsystem degdeg ah oo kululeeya 30% ka dhakhso badan kuwii hore. Gudaha mashiinka waa anti-stick ah waxaana lagu sameeyay steel nadiif ah oo fudud la nadiifin karo. Waxa uu leeyahay badhan fudud oo aad ku shidi karto, ku damin karto, iyo heerkulka ku hagaajin karto. Kulka waxa uu ku faafaa si siman si aysan cunto uga gubin hal dhinac. Waxa uu ku fiican yahay xafiiska ama goobaha shaqada, sababtoo ah wakhti yar ayuu ku shaqeeyaa. Kulankiisu ma aha mid guux badan, sidoo kalana waa mid aad u dan yar cuna adeegsi ahaan.

Customer Reviews

0 reviews
0
0
0
0
0

There are no reviews yet.

Be the first to review “KULEELEYE DURBA KU KUULENAYO CUNTADA WALIBA TAYO LEH”

Your email address will not be published. Required fields are marked *