Description
Lenovo AIO Ideacentre 15 8/512 24 INCH
Ideacentre 15 waa mid la mid ah kan hore laakiin waxyar ka khafiifsan. Shaashadda weyn ee 24 inch ah waxay bixisaa muuqaalo ku filan in lagu qabto shaqooyin kala duwan. Processor-ku waa awood dhexdhexaad ah oo ku filan Microsoft Office, browsing, watching YouTube, iyo online meetings. Kaydinta SSD 512GB ah waa degdeg oo badbaado leh. RAM 8GB ah wuxuu suurtageliyaa in aad furo apps badan adigoon lahaa hakad badan. Dhismaha All in One waad ku jeclaan doontaa sababtoo ah boos ayuu kuu badbaadinayaa. Waa mid aad ugu habboon dadka guryaha iyo xafiisyada ka shaqeeya.
