Fast delivery in 30 Minutes

Lerka Wax Aqriska Marwaxad Leh

$13

Description

Lerka Wax Aqriska Marwaxad Leh
Lerkan waa mid laga sameeyey qalab fudud oo leh marwaxad yar oo ku wareegta si ay hawada kuugu qaboojiso. Waxaa loogu talagalay dadka wax ku akhriya waqtiga kulaylaha ama xilliga koronto yaraanta. Nalalka gudaha ku jira wuxuu kuu ifinayaa bogga aad akhrinayso.

Customer Reviews