Fast delivery in 30 Minutes

MACHINE KA DAANGADA LAGU DUBO

$137

Description

MACHINE KA DAANGADA LAGU DUBO

Mashiinkan waxaa loogu tala galay dubista daangada iyadoo loo sameeyay qaab cunto caafimaad leh. Waxaa ku jira heerkul degdeg ku kululeeya oo aan u baahnayn saliid badan. Waqti yar gudahood waxaad ku sameysan kartaa daango jilicsan, mid siman oo u eg sida kuwa makhaayadaha. Gudaha waxaa ku jira xarig koronto badbaado leh, waxaana ku toosan qalab heerkulkiisa si joogto ah u xakameeya. Qalabka gudaha waxaa ku daboolan plate anti-stick ah oo cunto uusan ku dheg-dhegin. Waxaa ku fiican qoysaska jecel in ay heystaan damce cunto degdeg ah habeen iyo maalin. Nadiifintiisu waa hal mar oo lagu masaxo, waxana uu ku shaqeeyaa koronto aad u yar. Waa mid cimri dheer oo aan sahal ku xumaan.

Customer Reviews