Fast delivery in 30 Minutes

Machine Ka Dhexda Maroojiska, Caatada ah, Qalabka ciyaaraha guriga

$7

Description

Machine Ka Dhexda Maroojiiska, Caatada ah, Qalabka Ciyaaraha Guriga

Mashiinkaan wuxuu adeegsadaa dhaqdhaqaaq maroojin ah oo u shaqeeya sidii uu caloosha ugu dhiso una yareeyo baruurta. Marka aad wareeg wareeg u rogtid, muruqyada bowdaha iyo caloosha hoose ayaa shaqeeya, taas oo keenta natiijo degdeg ah. Waa qalab ku habboon haweenka iyo ragga labadaba, gaar ahaan kuwa doonaya “small waist” iyo calool adag oo la qiyaasi karo.

Customer Reviews

0 reviews
0
0
0
0
0

There are no reviews yet.

Be the first to review “Machine Ka Dhexda Maroojiska, Caatada ah, Qalabka ciyaaraha guriga”

Your email address will not be published. Required fields are marked *