Fast delivery in 30 Minutes

MAGNESIUM GLYCINATE 500

$30

Description

MAGNESIUM GLYCINATE 500 – Sharaxaad Dheer

Magnesium Glycinate waa nooca ugu nuugista badan ee magnesium-ka, waxaana loo isticmaalaa hurdo fiican, dejin neerfaha, murqo xanuun & stress.

Faa’iidooyinka:

Waxay hagaajisaa hurdada.

Waxay dejisaa dareenka & stress-ka.

Waxay ka caawisaa murqaha inay nasdaan.

Waxay ka hortagtaa murqo kakan (cramps).

Ku fiican dadka leh madax wareer ama daal joogto ah.

Isticmaalka:
1–2 tablets habeenkii.

Customer Reviews

0 reviews
0
0
0
0
0

There are no reviews yet.

Be the first to review “MAGNESIUM GLYCINATE 500”

Your email address will not be published. Required fields are marked *