Description
MAKIINADA CABITAANKA LAGU SHIIDO TAYO SARE LEH
Mashiinkan waxa uu shiidi karaa cabitaanno kala duwan sida juice, smoothie, canbe, liin, cambe, moos, caano iyo waxyaabo kale oo badan. Waxaa ku jira matoor xoog badan leh oo sameynaya shiidid siman oo aan googo’in ku reebin. Dhalo adag oo aan jabin ayaa laga sameeyay, mana ku oksaydsameyso cabitaanka. Waxa uu leeyahay sifeeye gudaha ku jira si aad u hesho cabitaan nadiif ah oo dhadhan fiican leh. Codkiisu waa mid hooseeya, mana sameeyo guux badan. Badhamada ku yaal waa kuwa toos u shaqeeya oo fudud in la fahmo. Waxa uu ku habboon yahay ganacsi yaryar, guri iyo xafiisyo. Qalabkan waxa uu kaydin karaa cabitaanka diirka ka batay isagoo leh function preserve cold. Waa mid la hubo adkeysiga iyo tayadiisaba. Shan sano ayaad ku adeegsan kartaa adoon wax dhib ah qabin.

Reviews
Clear filtersThere are no reviews yet.