Description
MAKIINADA DOORADA IYO BARADHADA LAGU DUBO
Mashiinkan wuxuu kuu duba baradhada iyadoo qeybaha kala duwan si siman u kululaanayaan. Waa mashiin casri ah oo qadarka aad rabto aad ku diyaarinkarto in yar gudaheed adigoo aan sugin waqti dheer. Waxaad ku duba kartaa baradhada, digaagga yaryar, doorada, iyo cuntooyin kale oo la macno ah. Gudaha waxaa ka samaysan anti-stick oo aan cunadu ku dheg-dhegin, taasoo ka dhigaysa nadiifinta mid fudud. Qalabkan wuxuu leeyahay heerkul la hagaajin karo oo kuu ogolaanaya inaad qiyaasto kulka cuntada si uusan uga gubin ama uga qallajin. Waxaa ku jira gudaha nal ka caawiya in aad aragto heerka dubista. Waxaa lagu isticmaalaa guri, makhaayad, hostel, iyo goobaha diyaarinta cuntada dhaqsa. Waxaad ku heli kartaa dhadhan macaan, mid siman, oo casri loo dubay.
