Description
Marwaxad Colors Leh
Marwaxaaddan wuxuu kuu soo bandhigayaa midabo kala duwan oo qurux badan. Waxay ku habboon tahay carruurta, dadka waaweyn, ama xafiisyada lagu qurxiyo. Markaad shiddo waxaad arki doontaa nal midab leh oo marwaxadda dhexda uga ifaya. Waxaad u adeegsan kartaa qurux, qabow iyo kaah habeenkii. Waxay leedahay farsamo casri ah oo aan koronto badan cunin. Waxaa laga sameeyey qalab adkeysi leh oo aan si fudud u jabin. Waxaad ku isticmaaleysaa guriga, xerada, dugsiga, ama gaari-wado.
