Description
Mouse Wireless $9000
Mouse-kan wireless-ka ah wuxuu leeyahay naqshad casri ah oo raaxo leh. Xawaarahiisa cursor-ka waa mid deggan oo nadiif ah. Battery-ga wuxuu socon karaa bilaha oo dhan. Recevier-kiisu waa plug-and-play ah. Qalabkani waa mid fudud, aamusnaan leh oo ku habboon shaqo kasta.
