Fast delivery in 30 Minutes

MUSCLE TECH HARDCORE

$28

Description

MUSCLE TECH HARDCORE – Sharaxaad Dheer (Strength + Pump + Energy)

MuscleTech Hardcore waa supplement loogu talagalay kor u qaadista xoogga murqaha, qaadista culayska, iyo pump weyn xilliga tababarka.
Waxay ku habboon tahay dadka ka shaqeeya bulking, strength training & hypertrophy.

Maxaa ka kooban?

Creatine Hydrochloride – xoog degdeg ah & retention yar

Betaine – kordhiya power output

Nitric Oxide Boosters – dhiig socodka murqaha kordhiya

Caffeine + Taurine – tamar xoogan

Waxa uu kuu sameeyo:

Kor u qaadista culayska aad qaadi karto

Pump aad u weyn & vascularity sare

Stamina 2X ka badan tababarka caadiga

Jirka oo murqo buuxa u muuqda

Energy joogta ah muddo 60–90 min

Ku habboon:

Bodybuilders

Rag raba mass & strength

Dadka raba “hardcore workout sessions”

Customer Reviews

0 reviews
0
0
0
0
0

There are no reviews yet.

Be the first to review “MUSCLE TECH HARDCORE”

Your email address will not be published. Required fields are marked *